Jamhuuriga oo taageeray Mooshinka xilka looga qaadayo Madaxweyne Trump

Golaha Wakiillada dalka Mareykanka ayaa laga filayaa inay cod u qaadaan mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne Donald Trump, sababo la xiriira rabshadihii ka dhacay Aqalka Congress-ka dhowaan Siyaasiyiinta xisbiga Dimuqraaddiga ayaa madaxweynaha ku eedeeyay inuu taageerayaashiisa ku dhiirrigaliyay inay weerar ku qaadaan dhismaha Capitol ee xarunta u ah baarlamaanka iyo laamaha dowladda. Shan ruux ayaa … Continue reading Jamhuuriga oo taageeray Mooshinka xilka looga qaadayo Madaxweyne Trump